MushafkaAll surahsOpen the app

MushafkaSurahs › Al-Alaq

Surah Al-Alaq سُورَةُ العَلَقِ

The Clot · Meccan · 19 verses · Juz 30, page 597
Suuradda Al-Alaq · Makki · 19 aayadood

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

ٱقۡرَأۡ بِٱسۡمِ رَبِّكَ ٱلَّذِی خَلَقَ ﴿١﴾

Wax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga)

Recite in the name of your Lord who created

96:1

خَلَقَ ٱلۡإِنسَـٰنَ مِنۡ عَلَقٍ ﴿٢﴾

Dadkana ka abuuray Calaq

Created man from a clinging substance

96:2

ٱقۡرَأۡ وَرَبُّكَ ٱلۡأَكۡرَمُ ﴿٣﴾

Akhri Eebana waa kan Sharafta lehe

Recite, and your Lord is the most Generous

96:3

ٱلَّذِی عَلَّمَ بِٱلۡقَلَمِ ﴿٤﴾

Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro

Who taught by the pen

96:4

عَلَّمَ ٱلۡإِنسَـٰنَ مَا لَمۡ یَعۡلَمۡ ﴿٥﴾

Dadkana baray waxayna aqoonin

Taught man that which he knew not

96:5

كَلَّاۤ إِنَّ ٱلۡإِنسَـٰنَ لَیَطۡغَىٰۤ ﴿٦﴾

Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen

No! [But] indeed, man transgresses

96:6

أَن رَّءَاهُ ٱسۡتَغۡنَىٰۤ ﴿٧﴾

Markuu isku ogaaday Hodontinnimo

Because he sees himself self-sufficient

96:7

إِنَّ إِلَىٰ رَبِّكَ ٱلرُّجۡعَىٰۤ ﴿٨﴾

Eebaha xaggiisaase loo noqon

Indeed, to your Lord is the return

96:8

أَرَءَیۡتَ ٱلَّذِی یَنۡهَىٰ ﴿٩﴾

Ka warrama midka ka reebaya

Have you seen the one who forbids

96:9

عَبۡدًا إِذَا صَلَّىٰۤ ﴿١٠﴾

Addoon (Eebe) oo tukan Salaadda

A servant when he prays

96:10

أَرَءَیۡتَ إِن كَانَ عَلَى ٱلۡهُدَىٰۤ ﴿١١﴾

Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga)

Have you seen if he is upon guidance

96:11

أَوۡ أَمَرَ بِٱلتَّقۡوَىٰۤ ﴿١٢﴾

Ama uu fari Eeba ka yaabid

Or enjoins righteousness

96:12

أَرَءَیۡتَ إِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰۤ ﴿١٣﴾

Balse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe)

Have you seen if he denies and turns away

96:13

أَلَمۡ یَعۡلَم بِأَنَّ ٱللَّهَ یَرَىٰ ﴿١٤﴾

Miyuusan ogayn in Eebe arko

Does he not know that Allah sees

96:14

كَلَّا لَئِن لَّمۡ یَنتَهِ لَنَسۡفَعَۢا بِٱلنَّاصِیَةِ ﴿١٥﴾

Saas ma aha ee hadduusan joogin waxaannu qaban Foodda

No! If he does not desist, We will surely drag him by the forelock

96:15

نَاصِیَةࣲ كَـٰذِبَةٍ خَاطِئَةࣲ ﴿١٦﴾

Food beenaleey ah ghafna badan

A lying, sinning forelock

96:16

فَلۡیَدۡعُ نَادِیَهُۥ ﴿١٧﴾

Ha u yeedho gargaarihiisa

Then let him call his associates

96:17

سَنَدۡعُ ٱلزَّبَانِیَةَ ﴿١٨﴾

Waxaanu u yeedhi Malaa'ig darane

We will call the angels of Hell

96:18

كَلَّا لَا تُطِعۡهُ وَ̅ٱ̅سۡ̅جُ̅دۡ̅ وَٱقۡتَرِب ۩ ﴿١٩﴾

Saas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe)

No! Do not obey him. But prostrate and draw near [to Allah]

96:19