MushafkaAll surahsOpen the app

MushafkaSurahs › Al-Balad

Surah Al-Balad سُورَةُ البَلَدِ

The City · Meccan · 20 verses · Juz 30, page 594
Suuradda Al-Balad · Makki · 20 aayadood

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

۞ لَاۤ أُقۡسِمُ بِهَـٰذَا ٱلۡبَلَدِ ﴿١﴾

Eebe wuxuu ka dhaaran Magaalada «Makaad ee Sharrifan»

I swear by this city, Makkah

90:1

وَأَنتَ حِلُّۢ بِهَـٰذَا ٱلۡبَلَدِ ﴿٢﴾

Ood Nabiyow daggantahay dhexdeeda

And you, [O Muhammad], are free of restriction in this city

90:2

وَوَالِدࣲ وَمَا وَلَدَ ﴿٣﴾

Iyo Nabi Aadam iyo carruurtiisa «Dadka»

And [by] the father and that which was born [of him]

90:3

لَقَدۡ خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَـٰنَ فِی كَبَدٍ ﴿٤﴾

Ee Eebe Dadka wuu Abuuray iyagoo dhib iyo shaqo (Adduunka kala kulmi)

We have certainly created man into hardship

90:4

أَیَحۡسَبُ أَن لَّن یَقۡدِرَ عَلَیۡهِ أَحَدࣱ ﴿٥﴾

Ma waxayse u maleeyeen inaan cidna awood ku lahayn (dadku)

Does he think that never will anyone overcome him

90:5

یَقُولُ أَهۡلَكۡتُ مَالࣰا لُّبَدًا ﴿٦﴾

Dadka (Gaalada) waxay odhan waxaan bixiyey xoolo badan (si xaqa loo horjoogsado)

He says, "I have spent wealth in abundance

90:6

أَیَحۡسَبُ أَن لَّمۡ یَرَهُۥۤ أَحَدٌ ﴿٧﴾

Ma wuxuu u maleeyay (xaq diiduhu) inaan cidna arkaynin

Does he think that no one has seen him

90:7

أَلَمۡ نَجۡعَل لَّهُۥ عَیۡنَیۡنِ ﴿٨﴾

Miyaannaan u yeelin Laba indhood

Have We not made for him two eyes

90:8

وَلِسَانࣰا وَشَفَتَیۡنِ ﴿٩﴾

Iyo Carrab iyo Laba bishimood

And a tongue and two lips

90:9

وَهَدَیۡنَـٰهُ ٱلنَّجۡدَیۡنِ ﴿١٠﴾

Oo miyaannaan u caddaynin Labada Jid (khayrka iyo sharka)

And have shown him the two ways

90:10

فَلَا ٱقۡتَحَمَ ٱلۡعَقَبَةَ ﴿١١﴾

Ee Dadku muu jiidho Jiirta

But he has not broken through the difficult pass

90:11

وَمَاۤ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡعَقَبَةُ ﴿١٢﴾

Ma taqaannaa Jiirta

And what can make you know what is [breaking through] the difficult pass

90:12

فَكُّ رَقَبَةٍ ﴿١٣﴾

Waa qoor la xoreeyo

It is the freeing of a slave

90:13

أَوۡ إِطۡعَـٰمࣱ فِی یَوۡمࣲ ذِی مَسۡغَبَةࣲ ﴿١٤﴾

Iyo cunno la siiyo maalin gaajo

Or feeding on a day of severe hunger

90:14

یَتِیمࣰا ذَا مَقۡرَبَةٍ ﴿١٥﴾

Agoon kuu dhaw

An orphan of near relationship

90:15

أَوۡ مِسۡكِینࣰا ذَا مَتۡرَبَةࣲ ﴿١٦﴾

Ama Miskiin Dhulka ku dhagay (dhibaato darteed)

Or a needy person in misery

90:16

ثُمَّ كَانَ مِنَ ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ وَتَوَاصَوۡا۟ بِٱلصَّبۡرِ وَتَوَاصَوۡا۟ بِٱلۡمَرۡحَمَةِ ﴿١٧﴾

Markaas la noqdo kuwa Rumeeyay xaqa, isuna dardaarma Samirka, isuna dardaarma naxariista

And then being among those who believed and advised one another to patience and advised one another to compassion

90:17

أُو۟لَـٰۤئِكَ أَصۡحَـٰبُ ٱلۡمَیۡمَنَةِ ﴿١٨﴾

Kuwaasina waa kuwa Midigta mari

Those are the companions of the right

90:18

وَٱلَّذِینَ كَفَرُوا۟ بِءَایَـٰتِنَا هُمۡ أَصۡحَـٰبُ ٱلۡمَشۡءَمَةِ ﴿١٩﴾

Kuwaka Gaaloobayse Aayaadkannaga waa kuwa jidka xun mari

But they who disbelieved in Our signs - those are the companions of the left

90:19

عَلَیۡهِمۡ نَارࣱ مُّؤۡصَدَةُۢ ﴿٢٠﴾

Waxaana lagu dabooli Naar

Over them will be fire closed in

90:20