لِإِیلَـٰفِ قُرَیۡشٍ ﴿١﴾
Caadaysigii Qureesheed
For the accustomed security of the Quraysh
106:1Quraysh · Meccan · 4 verses · Juz 30, page 602
Suuradda Quraish · Makki · 4 aayadood
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
لِإِیلَـٰفِ قُرَیۡشٍ ﴿١﴾
Caadaysigii Qureesheed
For the accustomed security of the Quraysh
106:1إِۦلَـٰفِهِمۡ رِحۡلَةَ ٱلشِّتَاۤءِ وَٱلصَّیۡفِ ﴿٢﴾
Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed
Their accustomed security [in] the caravan of winter and summer
106:2فَلۡیَعۡبُدُوا۟ رَبَّ هَـٰذَا ٱلۡبَیۡتِ ﴿٣﴾
Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada)
Let them worship the Lord of this House
106:3ٱلَّذِیۤ أَطۡعَمَهُم مِّن جُوعࣲ وَءَامَنَهُم مِّنۡ خَوۡفِۭ ﴿٤﴾
Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi
Who has fed them, [saving them] from hunger and made them safe, [saving them] from fear
106:4