أَلۡهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ ﴿١﴾
Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid)
Competition in [worldly] increase diverts you
102:1Mushafka › Surahs › At-Takaathur
Competition · Meccan · 8 verses · Juz 30, page 600
Suuradda At-Takaathur · Makki · 8 aayadood
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
أَلۡهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ ﴿١﴾
Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid)
Competition in [worldly] increase diverts you
102:1حَتَّىٰ زُرۡتُمُ ٱلۡمَقَابِرَ ﴿٢﴾
Intaad Xabaalaha ka tagtaan (dhimataan)
Until you visit the graveyards
102:2كَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ ﴿٣﴾
Saas ma aha ee waad ogaandoontaan
No! You are going to know
102:3ثُمَّ كَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ ﴿٤﴾
Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa)
Then no! You are going to know
102:4كَلَّا لَوۡ تَعۡلَمُونَ عِلۡمَ ٱلۡیَقِینِ ﴿٥﴾
Haddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta)
No! If you only knew with knowledge of certainty
102:5لَتَرَوُنَّ ٱلۡجَحِیمَ ﴿٦﴾
Dhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima
You will surely see the Hellfire
102:6ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَیۡنَ ٱلۡیَقِینِ ﴿٧﴾
Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah
Then you will surely see it with the eye of certainty
102:7ثُمَّ لَتُسۡءَلُنَّ یَوۡمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِیمِ ﴿٨﴾
Waxaana laydin warsan Maalintaas Nicmadii
Then you will surely be asked that Day about pleasure
102:8