قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ ﴿١﴾
Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya
Say, "I seek refuge in the Lord of mankind
114:1Mankind · Meccan · 6 verses · Juz 30, page 604
Suuradda An-Naas · Makki · 6 aayadood
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ ﴿١﴾
Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya
Say, "I seek refuge in the Lord of mankind
114:1مَلِكِ ٱلنَّاسِ ﴿٢﴾
Ee dadka xukuma
The Sovereign of mankind
114:2إِلَـٰهِ ٱلنَّاسِ ﴿٣﴾
Ee ah Ilaaha dadka
The God of mankind
114:3مِن شَرِّ ٱلۡوَسۡوَاسِ ٱلۡخَنَّاسِ ﴿٤﴾
Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon
From the evil of the retreating whisperer
114:4ٱلَّذِی یُوَسۡوِسُ فِی صُدُورِ ٱلنَّاسِ ﴿٥﴾
Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka
Who whispers [evil] into the breasts of mankind
114:5مِنَ ٱلۡجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ ﴿٦﴾
«Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba
From among the jinn and mankind
114:6