قُلۡ یَـٰۤأَیُّهَا ٱلۡكَـٰفِرُونَ ﴿١﴾
Waxaad dhahdaa, Gaalooy
Say, "O disbelievers
109:1Mushafka › Surahs › Al-Kaafiroon
The Disbelievers · Meccan · 6 verses · Juz 30, page 603
Suuradda Al-Kaafiroon · Makki · 6 aayadood
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
قُلۡ یَـٰۤأَیُّهَا ٱلۡكَـٰفِرُونَ ﴿١﴾
Waxaad dhahdaa, Gaalooy
Say, "O disbelievers
109:1لَاۤ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ ﴿٢﴾
Ma caabudayo waxaad caabudaysaan
I do not worship what you worship
109:2وَلَاۤ أَنتُمۡ عَـٰبِدُونَ مَاۤ أَعۡبُدُ ﴿٣﴾
Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi
Nor are you worshippers of what I worship
109:3وَلَاۤ أَنَا۠ عَابِدࣱ مَّا عَبَدتُّمۡ ﴿٤﴾
Mana caabudin waxaad caabuddeen
Nor will I be a worshipper of what you worship
109:4وَلَاۤ أَنتُمۡ عَـٰبِدُونَ مَاۤ أَعۡبُدُ ﴿٥﴾
Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi
Nor will you be worshippers of what I worship
109:5لَكُمۡ دِینُكُمۡ وَلِیَ دِینِ ﴿٦﴾
Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay
For you is your religion, and for me is my religion
109:6